Day: November 4, 2018
-
England
Ma Aragtay wixii uu sameeyay Hazard ka hor inta uusan bilaaban kulankii ay Chelsea dhawaan ka adkaatay Crystal Palace…(SAWIRRO)
(London) 04 Nof 2018. Eden Hazard ayaa keydka lagu soo bilaabay ciyaartii ay dhawaan Chelsea 3-1 uga adkaatay Crystal Palace maadaama…
Read More » -
England
Sarri oo Jabiyay Rikoodh Sanado badan u yiilay Premier League
(London) 04 Nof 2018. Maurizio Sarri ayaa jabiyay Rikoodh 24-sano u yiilay Premier League kaddib guushii 3-1 ay dhawaan Chelsea ka…
Read More » -
England
Guardiola oo u jawaab celiyay Gary Neville, kadib hadal uu dhawaan ku weeraray kooxda Manchester City
(Manchester) 04 Nof 2018. Macalinka kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa wuxuu beeniyay in kooxdiisa ay tahay waxa uu Gary…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah ee Udinese vs AC.Milan
(Udine) 04 Nof 2018 Kooxaha Udinese iyo AC.Milan ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Shaxda…
Read More » -
England
Chelsea oo kaalina labaad xiratay, kadib markii ay guul muhiim ah Crystal Palace kaga gaartay Stamford Bridge
(Premier League) 04 Nof 2018. Kooxda reer London ee Chelsea ayaa guul muhiim ah ka gaartay kulankeedii 11-aad ee horyaalka Premier…
Read More » -
England
Man City oo kali ku noqotay hogaanka Premier League kadib markii ay xasuuqday Southampton
(Manchester) 04 Nof 2018 Manchester City ayaa kali ku noqotay hogaanka Premier League kadib markii ay xasuuqday kooxda Southampton oo marti u…
Read More » -
Italy
“Waan u XIISAY isaga.”.
(Europe) 04 Nof 2018. Cristiano Ronaldo ayaa bixiyay Qish ah inuu u dhaqaaqi karo horyaalka MLS dalka Mareykanka si uu…
Read More » -
England
Goolkii Aguero oo Rikooradaan laga diiwaan galiyay
(Manchester) 04 Nof 2018 Sergio Aguero ayaa gool u dhaliyay kooxdiisa Manchester City kulan ay haatan la ciyaarayso kooxda Southampton. Aguero…
Read More » -
Champ' League
Valverde oo soo saaray liiska xiddigaha uu u soo xushay kulanka Inter (Messi oo ……)
(Barcelona) 04 Nof 2018 Tababare Valverde ayaa soo saaray liiska xiddigaha uu u soo xushay kulanka talaadada ay u safrayaan kooxda…
Read More » -
England
DEG DEG: Rooney oo Xaqiijiyay inuu u ciyaarayo Xulka England balse……
(England) 04 Nof 2018. Wayne Rooney ayaa xaqiijiyay inuu u ciyaarayo xulkiisa England ciyaarta ay ku wajahayaan USA balse wuxuu…
Read More »