Solari oo soo saaray liiska xiddigaha uu u soo xushay kulanka Real Valladolid

(Madrid) 03 Nof 2018 Tababaraha ku meel gaarka ah ee Real Madrid ee Santiago Solari ayaa soo saaray liiska xiddigaha uu u soo xushay kulanka caawa.

Real Madrid ayaa maqribnimada caawa marti qaadaysa kooxda Real Valladolid kulan ka tirsan isbuuca 11-aad ee La Liga.

Liiska waxaa ka maqan daafaca reer Brazil ee Marcelo sidoo kale Varane, Carvajal iyo Mariano Diaz ayaa iyaguna dhamaantood dhaawac qaba.

Liiska xiddigaha uu tababare Solari u soo xushay kulanka Real Valladolid:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close