Ciyaarhanada iyo Taageerayaasha Liecster City oo Xiranaya Maaliyado loogu baroordiiqayo Milkiilhaooda….+SAWIRRO

( Premier League ) 03 Nof 2018. Ciyaaryahanada Leicester  iyo Jamaahiirtooda ayaa sameynaya baroor diiq murugaa oo ku aadan milkiilahooda Vichai Srivaddhanaprabha, oo dhawaan ku geeriyooday shil diyaaradeed, waxayna soo bandhigi doonaan maaliyad gaara oo ay xiranayaan kulanka ka hor ciyaariyanada iyo Calanta dalka Thailand oo ay taageerayaashu wadan doonaan.

Ganacsadaha Thailand ayaa isga iyo afar shaqsi kale ay naftooda ,u waayeen shil doiyaareed oo dhacay kaddib kulankii barbaraha ay Leicester la gashay West Ham todobaadkii hore iyadoo diyaaradu ay ku dhacday meel aan sidaa uga fogeyn garoonka kooxda ee King Power.

Fuunad gaara oo baroor qiiqa taasoo uu ka muuqdo sawirka milkiilaha kooxda ay xiran doonaan cayaariyahanhada ka hor kulanka Cardiff kuwasoo lagu diyaariyay qolka labiska halka taageerayaasha kusoo safray cayaartan ay soo qaadan doonaan calanka dalka uu kasoo jeedo biliniyeerkooda ee Thailand.

Daawo Sawirrada Baroor diiqda.

Kasper Schmeichel wears a shirt in honour of Vichai Srivaddhanaprabha, who lost his life in a helicopter crash last week

Special tribute t-shirts in honour of the clubs late chairman Srivaddhanaprabha are laid out in Leicester's dressing room

Members of the Cardiff board commemorate Srivaddhanaprabha's life with a special tribute inside the matchday programme

Leicester City fans hold up special tribute t-shirts in honour of the club's late chairman before their match against Cardiff

Three Leicester supporters display a flag of Thailand outside the Cardiff City Stadium in memory of Srivaddhanaprabha 

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close