Day: November 3, 2018
-
England
Gool SAX ah ayaa laga diiday Liverpool…..(SABAB)+SAWIRRO
(London) 03 Nof 2018. Sadio Mane ayaa hogaanka u dhiibay Liverpool ciyaartii ay dhawaan bar baraha 1-1 Emirates kula galeen…
Read More » -
England
Arsenal iyo Liverpool oo Bar-baro ku kala baxay….+SAWIRRO
( Premier League ) 03 Nof 2018. Alexandre Lacazette ayaa guuldarro ka badbaadiyay naadiga Arsenal iyadoo dhibcaha la wadaagay Liverpool…
Read More » -
Spain
Macalinka Real Madrid Santiago Solari oo ka hadlay guushii ay ka gaareen Valladolid, muxuuse ka yiri Vinícius Jr?
(Real Madrid) 03 Nof 2018. Tababaraha ku meel gaarka ah ee kooxda Real Madrid Santiago Solari ayaa isla meel dhigay xidigaha…
Read More » -
Spain
Florentino Pérez oo ka jawaab celiyay eedeeymaha ay kooxda Real Madrid la kulantay xili ciyaareedkan
(Real Madrid) 03 Nof 2018. Madaxwaynaha Real Madrid Florentino Perez ayaa ka jawaab celiyay eedeeymaha kooxdiisa ay la kulantay xili ciyaareedkan,…
Read More » -
England
Paul Scholes oo dhaleeceeyay difaacyada kooxda Manchester United kadib kulankii Bournemouth
(Manchester) 03 Nof 2018. Halyayga Kooxda Manchester United ee Paul Scholes ayaa weerar culus ku qaaday difaaca Red Devils ka dib…
Read More » -
Horyaallada
Real Madrid oo Guul ay Ku Silicday Waqti dambe ka gaartay Valladolid+SAWIRRO
( La Liga ) 03 Nof 2018. Real Madrid ayaa ugu dambeyn gaartay guushii ugu horreysay shan kulan kaddib horyaalka…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee Arsenal vs Liverpool (Kulan adag)
(London) 03 Nof 2018 Kooxaha Arsenal iyo Liverpool ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka caawa. Shaxda Arsenal vs Liverpool:…
Read More » -
Italy
Safafka rasmiga ah ee Fiorentina vs Roma
(Florence) 03 Nof 2018 Kooxaha Fiorentina iyo Roma ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya 8-da fiidnimo. Shaxda Fiorentina vs…
Read More » -
Horyaallada
Inter Milan oo 5-gool ku xaaqday Genoa xilli uu ka maqnaa Hogaamiyahooda Icardi…+SAWIRRO
( Serie A ) 03 Nof 2018. Kooxda Inter Milan ayaa xasuuqday dhigeeda Genoa oo ay uga badiyeen 5-0, waana…
Read More » -
England
Ciyaarhanada iyo Taageerayaasha Liecster City oo Xiranaya Maaliyado loogu baroordiiqayo Milkiilhaooda….+SAWIRRO
( Premier League ) 03 Nof 2018. Ciyaaryahanada Leicester iyo Jamaahiirtooda ayaa sameynaya baroor diiq murugaa oo ku aadan milkiilahooda…
Read More »