SAWIRRO: 20-Tababarayaal oo Shaqo doon ah…(Wenger, Conte, Van Gaal iyo qaar kaloo badan)….Yaa loo dhiibi doonaa xilka Real Madrid???

(Madrid) 02 Nof 2018. Santiago Solari ayaa si ku meel gaar ah u haya xilka Real Madrid kaddib markii la ceyriyay tababare Julen Lopetegui.

Los Blancos ayaa baadi goob ugu jirta tababare ay si rasmi ah ugu aaminto xilka kooxda.

Haddaba Marca ayaa soo saartay Liis ka kooban tababarayaal badan oo shaqo doon ah maadaama ay waqti xaadirkaan wax shaqo ah heyn.

Conte, Wenger, Macalinkii  Bayern Munich Jupp Heynckes, Louis van Gaal iyo kuwa kaloo badan.

SAWIRRO:

Guti
 Jupp Heynckes
 Míchel
Vicente del Bosque
Michael Laudrup
Paco Jémez
Arséne Wenger
Claudio Ranieri
Quique Flores
Antonio Conte
Laurent Blanc
André Vilas Boas
Hugo Sánchez
Leonardo Jardim
Louis Van Gaal
Víctor Sánchez
Roberto di Matteo
Sam Allardyce
Martin Schmidt
Peter Bosz

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close