Day: November 2, 2018
-
Champ' League
Buffon oo si cad u sheegay kooxda uu u arko in xili ciyaareedkan ay ku guuleysan karto Champions League
(PSG) 02 Nof 2018. Goolhaayaha kooxda Paris Saint-Germain Gianluigi Buffon ayaa wuxuu ka hadlay kooxda uu u arko in xiliciyaareedkan ay…
Read More » -
Spain
Jamaahiirta kooxda Real Madrid oo hal arin ka codsaday Santiago Solari, kahor kulanka Real Valladolid
(Real Madrid) 02 Nof 2018. Jamaahiirta kooxda Real Madrid ayaa ka codsaday macalinka ku meel gaarka ah ee Los Blancos Santiago…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri David Silva bandhigii cajiibka ahaa uu Brahim Díaz ka sameeyay kulankii xalay ee Fulham?
(Manchester) 02 Nof 2018. Khadka dhexe kooxda Manchester City ee David Silva ayaa amaanay xidiga ay isku dalka kasoo wada jeedaan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Marco Verratti oo Xalay Xabsi la dhigay isla markaana wajahaya Ganaax adag
(Paris) 02 Nof 2018. Xiddiga qadka dhexe ee PSG Marco Verratti ayaa xabsi la dhigay balse laga sii daayay kaddib markii…
Read More » -
Uncategorized1
DEG DEG: Afar DAAFAC oo ka maqnaan kara Arsenal kulanka Berito ee Liverpool
(London) 02 Nof 2018. Arsenal ayaa waxaa beri ka maqnaan kara afar daafac kulanka ay berito Emirates ku marti galin…
Read More » -
England
Xiddigaha Leicester City oo galaya Safar 12,000 oo mile si ay uga qeyb galaan DUUGTA Milkiilahoodii Geeriyooday
(England) 02 Nof 2018. Xiddigaha Leicester City ayaa u duulaya dalka Thailand si ay uga qeyb qaataan Duugta Milkiilahoodii geeriyooday…
Read More » -
England
DEG DEG: Labo Xiddig oo Muhiim ah oo ka maqnaanaya Liverpool kulanka Berito ee Arsenal
(England) 02 Nof 2018. Liverpool oo ay labo xiddig ka maqan yihiin ayaa berito Emirates kula ciyaari doonta kooxda Arsenal…
Read More » -
England
DEG DEG: Kevin De Bruyne oo Seegaya kulanka Manchester Derby…(Imise ayuu Garoomada ka maqnaanayaa?)
(Manchester) 02 Nof 2018. Kevin De Bruyne ayaa seegi doona kulanka Mancheser Derby ay United iyo City isku wajihi doonaan 11-ka…
Read More » -
Spain
SAWIRRO: 20-Tababarayaal oo Shaqo doon ah…(Wenger, Conte, Van Gaal iyo qaar kaloo badan)….Yaa loo dhiibi doonaa xilka Real Madrid???
(Madrid) 02 Nof 2018. Santiago Solari ayaa si ku meel gaar ah u haya xilka Real Madrid kaddib markii la ceyriyay tababare…
Read More » -
Holland
Ajax oo go’aamisay qiimaha lagu iibsan karo Matthijs de Ligt
(Amsterdam) 02 Nof 2018 Kooxda Ajax ayaa go’aamisay qiimaha lagu iibsan karo daafaceeda 19 jirka ah ee Matthijs de Ligt. Xiddigaan ayaa…
Read More »