Mohamed Salah si buuxda taam ma ugu yahay kulanka Arsenal?????

(Liverpool) 01 Nof 2018 Liverpool ayaa sabtiga u martin doonta kooxda Arsenal kulan ka tirsan isbuuca 11-aad ee Premier League.

Waxaa shaki la galiyay taam ahaan shaha weerar yahanka reer Masar ee kulanka sabtiga kadb markii la arkay isaga oo gacanta ka dhaawacan.

Shalay oo arbaco ahayd si buuxda ayuu uga qayb qaatay tababarka kooxda inkasta oo uu ka duubnaa gacanta midig.

Laakiin waxaa la xaqiijiyay in Mohamed Salah uu si buuxda taam ugu yahay kulanka ay u safrayaan sabtiga kooxda Arsenal.

Liverpool ayaan wali hubin taam ahaan shaha Jordin Henderson iyo Naby Keita ee kulanka Arsenal, waxaana la filayaa in Fabinho uu ku soo bilowdo kulanka sabtiga.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close