Maxaa iska badelay Gool dhalinta horyaalka SERIE A???…(Cristiano Ronaldo oo…)

(Italy) 31 Okt 2018. Cristiano Ronaldo oo si qaboow ku bilowday horyaalka Talyaaniga ee Serie A ayaa  iminka dib ka soo kululaaday isagoona labo gool oo qura u jira kan ugu sarreeya.

Xiddigii hore ee Real Madrid oo dhaliyay labada goo ay ku adkaatay Juventus kulankii ugu dambeeyay ee horyaalka ayaa leh 7-gool waxaana taa u dheer inuu yahay kan ugu caawinta badan oo wuxuu sameeyay 4-caawin.

Weeraryahanka Genoa ay isgaad-gaadka ku heyso Chelsea ee Krzysztof Piątek ayaa gool dhalinta Serie A ku hogaaminaya 9-gool.

Kabtanka Inter Milan Icardi ayaa isna leh 6-gool isagoona sameeyay labo caawin.

EEG KALA SARREYNTA GOOL DHALINTA SERIE A:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close