EEG: Safka uu Caawa ku soo gali karo Tababaraha Cusub ee Real Madrid kulankiisii ugu horreeyay

(Madrid) 31 Okt 2018. Santiago Solari ayaa caawa kulankiisii ugu horreeyay hogaamin doona kooxda wa wayn ee Real Madrid marka ay Copa del Rey la ciyaareyso Melilla.

Solari ayaa laga soo dalacsiiyay Real Madrid Castilla iyadoona si ku meel gaar ah loogu sii dhiibay xilka kooxda koowaad maadaama la ceyriyay Julen Lopetegui.

Haddaba EEG Safka uu ku soo gali karo kulankiisii ugu horreeyay Real Madrid.

Real Madrid team news predicted line up Melilla

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close