Day: October 30, 2018
-
England
Naby Keita oo ka hadlay sirta ka dambeysa awooda ciyaareed ee Mohamed Salah
(Liverpool) 30 Okt 2018. Laacibka khakdka dhexe ee reer Guinean Naby Keita ayaa shaaca ka qaaday sirta ka dambeysa awooda…
Read More » -
Spain
Ernesto Valverd oo ka hadlay xaalada Real Madrid, kadib markii shaqada laga CEYRIYAY Julen Lopetegui
(Barcelona) 30 Okt 2018. Tababaraha reer Spain ee kooxda Barcelona Ernesto Valverd ayaa shir jaraa’id uu kasoo muuqday kahor kulanka…
Read More » -
England
Mid ka mid ah Tababarayaasha Chelsea oo Jose Mourinho dartiis loo GANAAXAY
(England) 30 Okt 2018. Tababare ku xigeenka labaad ee Sarri ninka lagu Magacaabo Marco Ianni ayaa Ganaax lacageed kala kulmay xiriirka…
Read More » -
England
Pogba oo la GANAAXAY….(Muxuu sameeyay??)
(Manchester) 30 Okt 2018. Paul Pogba ayaa ku camirtay Sawir qaade kaddib markii la ganaaxay. Laacibka reer France ayaa lagu…
Read More » -
England
Chelsea oo go’aamisay Xiliga uu Hazard dib ugu soo laabanayo Garoomada
(Chelsea) 30 Okt 2018. Kooxda Chelsea ayaa go’aansatay in Eden Hazard uusan ka qeyb galin kulanka habeen dambe ee koobka Carabao…
Read More » -
England
SAWIRRO: Sheeko CAJIIB AH ayaa ka dambeysa Laadkii Xorta ahaa ee Quruxda badnaa uu dhaliyay Granit Xhaka….(Bal Ogoow)
(England 30 Okt 2018. Granit Xhaka ayaa dhaliyay Free Kick aan innaba caadi ahayn ciyaartii ay bar-baraha 2-2 la galeen Crystal Palace,…
Read More » -
Spain
5-Xiddig oo waa Wayn oo ka maqnaa tababarkii ugu horreeyay uu Maanta Solari siiyay Real Madrid…+SAWIRRO
(Madrid) 30 Okt 2018. Julen Lopetegui ayaa laga ceyriyay Real Madrid waxaana xilka kooxda si ku meel gaar ah loogu sii…
Read More » -
Spain
Dhibaato horleh oo soo wajhaday Real Madrid…..(Maxaa soo kordhay?)
(Madrid) 30 Okt 2018. Real Madrid oo awalba la ciir ciireysay dhibaato dhanka dhaawaca ayaa waxaa iminka soo wajahday mid…
Read More » -
Spain
Santiago Solari oo iska diiday in lala barbardhigo macalinkii horey kooxda Real Madrid Zinédine Zidane
(Real Madrid) 30 Okt 2018. Santiago Solari ayaa kasoo muuqday shirkiisa jaraa’id ugu horeeyay ee kooxda Real Madrid, kadib markii uu…
Read More » -
Italy
“Natiijada kulankii El Clasico waxay cadeesay muhiimada uu Cristiano Ronaldo u lahaa Real Madrid” – Joao Cancelo
(Juventus) 30 Okt 2018. Difaaca kooxda Juventus Joao Cancelo ayaa xaqiijiyay in natiijada kulankii lasoo dhaafay ee El Clasico ay ku…
Read More »