Julen Lopetegui oo layliyay Real Madrid tababarkiisii ugu danbeeyay +SAWIRRO

(Madrid) 29 Okt 2018 Julen Lopetegui ayaa maanta layliyay Real Madrid tababarkiisii ugu danbeeyay xili uu macsalaameeyay dhamaan xiddigaha kooxdiisa.

Caawa 8-da fiidnimo ayeey kulmayaan xubnaha maamulka Real Madrid, waxaana la filayaa in si wada jir ah ay u shaaciyaan cayrinta Julen Lopetegui.

Tababaraha ayaan fursad u heli doonin inuu layliyo kooxdiisa kulanka arbacada ee Copa del Rey, sidaas oo ay tahay wuxuu la qaatay tababarka ka horeeya kulankaas.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close