Day: October 28, 2018
-
England
Maxaa ka soo kordhay Wararka ku aadan MUSIIBADII Xalay ka dhacday Premier League…SAWIRRO
(England) 28 Okt 2018. Waxaa soo dhacday oo qarax iyo bur-bur sameysay Helicopter-ka milkiilaha naadiga Leicester City Vichai Srivaddhanaprabha. Dayuurada qumaatiga…
Read More » -
Spain
Maxaa ku qornaa Funaanadii uu la soo baxay Luis Suarez markii uu Real Madrid ka dhaliyay goolkiisii Koowaad??
(Spain) 28 Okt 2018. Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou xasuuq ugu geysatay Real Madrid kulankii ugu horreeyay ee El Clasico…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah ee Napoli vs Roma
(Naples) 28 Okt 2018 Kooxaha Roma iyo Napoli ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Shaxda…
Read More » -
England
Manchester United oo guul muhiim ah ka gaartay Everton xili uu shabaqa gaaray Martial
(Manchester) 28 Okt 2018 Manchester United ayaa guul muhiim ah ka gaartay caawa kooxda Everton oo marti ugu ahayd Old Trafford.…
Read More » -
Spain
Casemiro oo MUSIIBO ku tilmaamay guul daradii ka soo gaartay Barcelona
(Barcelona) 28 Okt 2018 Laacibka kooxda Real Madrid ee Casemiro ayaa ka hadlay guul daradii ka soo gaartay caawa kooxda Barcelona. Real…
Read More » -
Horyaallada
Barcelona oo Bahdishay Real Marid kulankii Clasico xili Seddaxley uu Dhaliyay Luis Suarez+SAWIRRO
( La Liga ) 28 Okt 2018. Kooxda Barcelona ayaa si la yaqaan ugu raaxeysatay naadiga Real Madrid markii ay…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah ee AC.Milan vs Sampdoria
(Milan) 28 Okt 2018 Kooxaha AC.Milan iyo Sampdoria ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka bilaaban doona goor dhaw. Shaxda Milan…
Read More » -
Spain
Goolka Coutinho oo Rikoodh Waali ah ku dhashay EEG Waxa lagu Dhigay Real Madrid
( La Liga ) 28 Okt 2018. Goolka kowaad ee kulanka haatan socda ee Clasico oo ay dhaliyeen Barcelona ayaa…
Read More » -
England
Guulihii Arsenal oo la Hakiyay Markii Barbaro ay la Gashay Crystal Palace iyo Chelsea oo Guul Muhiima ka gaartay Burnley La’aanta Hazard
( Premier League ) 28 Okt 2018. Arsenal ayaa taako loo dhigay markii ay barbaro 2-2 ay la dhaafi weysay…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee Manchester United vs Everton (Lukaku iyo Sanchez oo keydka la dhigay)
(Manchester) 28 Okt 2018 Kooxaha Manchester United iyo Everton ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.…
Read More »