Lopetegui oo soo saaray liiska xiddigaha uu u soo xushay kulanka El-Clasico

(Madrid) 27 Okt 2018 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Lopetegui ayaa soo saaray liiska xiddigaha uu u soo xushay kulanka Barcelona.

Lopetegui ayaa u yeeray dhamaan xiddigihiisa taamka ah marka laga reebo Dani Carvajal iyo Jesus Vallejo oo dhaawac qaba.

Isco oo shaki la galinayo taam ahaan shihiisa ayaa ku jira liiska, sidoo kale Marcelo oo si buuxda taam ugu ah kulanka Barcelona ayaa ku jira.

Liiska tababare Lopetegui uu u soo xushay kulanka Barcelona:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close