Day: October 27, 2018
-
England
Ronaldo oo Caawa dhaliyay mid ka mid ah Goolashii lagu Yaqiinay…..(BAL DAAWO)
(Italy) 27 Okt 2018. Cristiano Ronaldo ayaa labo gool u dhaliyay Juventus ciyaartii ay dhawaan 2-1 uga adkaadeen kooxda Empoli kulan ka…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo dhaliyay labada Gool ay ku adkaatay Juventus…+SAWIRRO
(Italy) 27 Okt 2018. Cristiano Ronaldo ayaa guul ku hogaamiyay Juventus ciyaartii ay dhawaan 2-1 uga adkaadeen Empoli. Qeybtii hore ayaa…
Read More » -
England
Cesc Fàbregas oo aan meesha ka saarin suurtagalnimada uu dib ugu laaban karo kooxda Arsenal
(Arsenal) 27 Okt 2018. Laacibka kooxda Chelsea Cesc Fabregas ayaan meesha ka saarin suurtagalnimada uu dib ugu laaban karo kooxdiisii hore…
Read More » -
England
Pochettino oo markale iska fogeeyay shaqada Real Madrid
(Madrid) 27 Okt 2018 Tababaraha kooxda Tottenham ee Mauricio Pochettino ayaa iska fogeeyay shaqada kooxda Real Madrid. Mauricio Pochettino ayaa lala xiriiriyay…
Read More » -
Afrika
Ma Aragtay sida laga dhigay Mogadishu Stadium!!??? (Isku EEG labada SAWIR)
(Muqdisho) 27 Okt 2018. Goor dhaweyd ayay AMISOM ka baxeen garoonka ugu wayn Soomaaliya ee Stadium Muqdisho taa oo aad…
Read More » -
Spain
SAWIRRO XUL AH: Tababarkii ugu danbeeyay ee Real Madrid ka hor kulanka El-Clasico
(Madrid) 27 Okt 2018 Xiddigaha Real Madrid ayaa sameeyay tababarkii ugu danbeeyay ee ka hor kulanka ay u safrayaan Barcelona. Tababarka…
Read More » -
Spain
Lopetegui oo soo saaray liiska xiddigaha uu u soo xushay kulanka El-Clasico
(Madrid) 27 Okt 2018 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Lopetegui ayaa soo saaray liiska xiddigaha uu u soo xushay kulanka Barcelona. Lopetegui…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Laacib MUSLIM ah oo ka ciyaara Premier League oo diiday inuu Cuno Pizza isaga loogu magac daray maadaama ay ku jiraan Hilib DOOFAAR!!
(England) 27 Okt 2018. Weeraryahanka naadiga Southampton Maxamed Elyounoussi ayaa sheegay inuusan xitaa dha-dhamin Pizza uu aabihii ugu magac daray maadaama ay…
Read More » -
Spain
Xiddig hor leh oo ka dhaawacmay Real Madrid ka hor kulanka El-Clasico
(Madrid) 27 Okt 2018 Wararka ka imaanaya Spain ayaa sheegaya in Real Madrid uu ka dhaawacmay laacib cusub ka hor kulanka…
Read More » -
Spain
SAWIRRO XUL AH: Tababarkii ugu danbeeyay ee Barcelona ka hor kulanka El-Clasico
(Barcelona) 27 Okt 2018 Barcelona ayaa samaysay tababarkii ugu danbeeyay ee ka hor kulanka barri ay marti qaadi doonto Real Madrid.…
Read More »