Day: October 26, 2018
-
England
Aaron Ramsey oo ka jawaab celiyay su’aal ku aadaneed suurtagalnimada uu ugu dhaqaaqayo kooxda Tottenham
(London) 26 Okt 2018. Laacibka khadka dhexe kooxda Arsenal ee Aaron Ramsey ayaa ka jawaab celiyay mar wax laga weydiiyay suurtagalnimada…
Read More » -
Spain
Halyayga reer Brazil Rivaldo oo kaga digay Barcelona hoos u dhaca Real Madrid kahor kulanka El Clasico
(Barcelona) 26 Okt 2018. Halyeeyga reer Brazil Rivaldo ayaa kaga digay kooxdiisii hore ee Barcelona in qaab ciyaareed xun ay…
Read More » -
Spain
“Waxaan ku dhawaaday inaan ka tago kooxda Barcelona” – mid ka mid ah xidigaha muhiimka ah ee Braca oo sidaas yiri
(Barcelona) 26 Okt 2018. Goolhaayaha reer Germany iyo kooxda Barcelona Ter Stegen ayaa shaaca ka qaaday inuu hada kahor ku fikiray…
Read More » -
Italy
Madaxweynaha Juventus oo xaqiijiyay in Ronaldo uusan wax dambi ah ku lahayn kiiska kufsiga ahaa ee lagu soo eedeeyay
(Juventus) 26 Okt 2018. Madaxweynaha kooxda Juventus Andrea Agnelli ayaa xaqiijiyay in Cristiano Ronaldo uusan wax dambi ah lahayn, kadib markii…
Read More » -
Spain
Luis Figo oo cadeeyey sababta ka dambeysa hoos u dhaca ku yimid Real Madrid, muxuuse ka yiri Eden Hazard?
(Real Madrid) 26 Okt 2018. Laacibkii hore xulka qaranka Portugal iyo kooxda Real Madrid Luis Figo ayaa sheegay in Eden Hazard…
Read More » -
England
“Looma cudur daari karo Jose Mourinho” – halyayga Paul Ince oo weerar ku qaaday tababaraha kooxda Manchester United
(Manchester) 26 Okt 2018. Xidigii hore ee kooxda Manchester United Paul Ince ayaa rajeynaya in shaqada laga eryo tababare Jose Mourinho…
Read More » -
England
“Dhaleeceynta Lukaku waa cadaalad daro” – Berbatov oo difaacay laacibka reer Belgiam, kahor kulanka Everton
(Manchester) 26 Okt 2018. Weeraryahankii hore ee kooxda Manchester United Dimitar Berbatov ayaa aaminsan in Romelu Lukaku uu ka gudbi doono…
Read More » -
Spain
Kahor kulanka El Clasico Marcelo oo hadalo kulul ku karbaashay Cristiano Ronaldo
(Real Madrid) 26 Okt 2018. Laacibka reer Brazil iyo kooxda Real Madrid ee Marcelo ayaa wuxuu xaqiijiyay in Los Blancos ay…
Read More » -
England
Unai Emery oo dhaleeceeyay qaab ciyareedka kooxdiisa Arsenal kulankii Europa League ay xalay ku wada ciyaareen Sporting CP
(Europa League) 26 Okt 2018. Macalinka reer Spain ee Unai Emery ayaa dhaleeceeyay qaab ciyaareedka kooxdiisa Arsenal qeybtii hore kulankii Sporting…
Read More » -
Spain
Da’ayarka kooxda Real Madrid ee reer Brazil Vinícius Jr oo difaacay go’aanka tababare Julen Lopetegui
(Real Madrid) 26 Okt 2018. Da’ayarka kooxda Real Madrid ee reer Brazil Vinícius Júnior ayaa difaacay go’aanka tababaraha reer Spain…
Read More »