Day: October 25, 2018
-
England
Kooxda reer London ee Arsenal oo guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Sporting CP kulankii tartanka Europa League
(Europa League) 25 Okt 2018. Kooxda reer London ee Arsenal ayaa guul muhiim ee 1-0 ah kaga soo gaartay kooxda Sporting…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee Chelsea vs BATE Borisov
(London) 25 Okt 2018 Kooxaha Chelsea iyo BATE Borisov ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka ka tirsan Europa League. Shaxda…
Read More » -
England
Guardiola oo albaabka kasoo xirtay kooxaha kale ee Premier League, kadib markii wax laga weydiiyay suurtagalnimada uu ku leylin karo
(Manchester) 25 Okt 2018.Tababare Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in inuusan leylin doonin koox kale ee England ah, sababa la xiriira…
Read More » -
England
Mourinho oo dhagaha ka furaystay codsi uga yimid taageerayaasha United ka hor kulanka Everton
(Manchester) 25 Okt 2018 Jose Mourinho ayaa dhagaha ka furaystay codsi uga yimid taageerayaasha Manchester United ka hor kulanka Everton. Manchester…
Read More » -
Italy
Safafka rasmiga ah ee AC.Milan vs Real Betis
(Milan) 25 Okt 2018 Kooxaha AC.Milan iyo Real Betis ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee Sporting Lisbon vs Arsenal (Emery oo is badal ku sameeyay safkiisa)
(Lisbon) 25 Okt 2018 Kooxaha Sporting Lisbon iyo Arsenal ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.…
Read More » -
Germany
Franck Ribery oo dib u bilaabay tababarka kadib dhaawicii soo gaaray
(Munich) 25 Okt 2018 Bayern Munich ayaa helaysa war wanaagsan oo ku aadan dhaawaca laacibkeeda Franck Ribery. Xiddiga reer France ayaa dhaawac…
Read More » -
Champ' League
Paulo Dybala oo qirtay inuu carooday markii la badalay kulankii Manchester United
(Turin) 25 Okt 2018 Weerar yahanka reer Argentina ee Paulo Dybala ayaa qirtay inuu carooday kadib markii tababare Allegri uu badal u…
Read More » -
France
PSG oo dharbaaxo xoogan la damacsan Real Madrid
(Paris) 25 Okt 2018 Kooxda reer France ee PSG ayaa dharbaaxo xoogan la damacsan kooxda boqortooyada Spain ee Real Madrid. Calciomercato…
Read More » -
England
Garooonka uu ugu jecel yahay, xaalada adag ay ku sugan tahay Real Madrid iyo dhowr arimood uu ka hadlay Mesut Ozil
(Arsenal) 25 Okt 2018. Laacibka reer Germany iyo kooxda Arsenal ee Mesut Ozil ayaa u doortay garoonka Santiago Bernabéu kan uu…
Read More »