Day: October 24, 2018
-
Champ' League
Liverpool oo Guul Raxaa ka gaartay FK Crvena Zvezda iyo Barcelona oo La’aanta Messi garaacday Inter Milan
( Champ’ League ) 24 Okt 2018. Naadiga Liverpool ayaa guul aysan ku dhibtoon waxay ka gaareen kooxda FK Crvena Zvezda…
Read More » -
Spain
Toni Kroos oo ka jawaab celiyay wararka ku aadan inuu khilaaf kala dhexeeyo tababare Julen Lopetegui
(Real Madrid) 24 Okt 2018. Xidiga khadka dhexe ee kooxda Real Madrid Toni Kroos ayaa difaacay macalinkiisa Julen Lopetegui, wuxuuna codsday…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah ee Liverpool vs FK Crvena Zvezda
(Liverpool) 24 Okt 2018 Kooxaha Liverpool iyo FK Crvena Zvezda ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.…
Read More » -
Champ' League
Safafka rasmiga ah ee Paris Saint Germain vs Napoli
(Paris) 24 Okt 2018 Kooxaha Paris Saint Germain iyo Napoli ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah ee Barcelona vs Inter Milan
(Barcelona) 24 Okt 2018 Kooxaha Barcelona iyo Inter Milan ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.…
Read More » -
Champ' League
Rio Ferdinand oo weerar ku qaaday ciyaartoyda kooxda Man United, kadib guuldaradii ay kala kulmeen Juventus
(Champions League) 24 Okt 2018. Jose Mourinho iyo wiilashiisa kooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford guuldaro 1-0 kaga soo gaartay…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo laga soo diiday racfaan ay ka qaadatay casaankii Vinicius Junior
(Madrid) 24 Okt 2018 Real Madrid ayaa racfaan ka qaadatay casaankii uu qaatay laacibkeeda Vinicius Junior kulankii da’yarta ee Celta Vigo. Guddiga…
Read More » -
England
Manchester United ma sameyn xitaa Hal Badel kulankii xalay ee Juventus…..!!!(Ogoow SABABTA)
(Manchester) 24 Okt 2018. Manchester United ayaan wax badel ah sameyn kulankii xalay ay guul darada 1-0 kala kulantay Juventus…
Read More » -
Spain
Emilio Butragueño oo ka warbixiyay mustaqbalka Julen Lopetegui ee kooxda Real Madrid kahor kulanka El Clásico
(Real Madrid) 24 Okt 2018. Agaasimaha xiriirka hay’adaha Real Madrid ee kooxda Real Madrid Emilio Butragueño ayaa xaqiijiyay in ay been…
Read More » -
England
“Jaamacad ayay wax ka dhigi karaan.”.- Mourinho oo si aan horey loo Maqal u AMMAANAY Bonucci iyo Chiellini
(Manhester) 24 Okt 2018. Juventus ayaa ka soo tagtay garoonka Old Trafford iyadoon wax saameyn ah kala kulmin weerarka Manchester…
Read More »