Usain Bolt oo kalsooni ku qaba in Man United ay caawa garaaci doonto Ronaldo iyo asxaabtiisa

(Manchester) 23 Okt 2018 Ninka ugu orodka badan adduunka ee Usain Bolt ayaa ka hadlay kulanka caawa dhex mari doona Manchester United iyo Juventus.

Usain Bolt oo lawada ogyahay inuu taageere wayn u yahay Manchester United ayaa sheegay inuu kalsooni ku qabo in caawa la garaaci doono Juventus.

Image result for usain bolt man utd

32 jirkaan oo waraysi gaar ah siiyay La Gazzetta dello Sport ayaa yiri:

“Kulanku waa mid wayn oo xoogan, labo koox oo waa wayn ayaa iska hor imaanaya oo leh taariikh wayn”.

“Xaqiiqdii Juventus waxay ku jirtaa qaab ciyaareed fiican gaar ahaan horyaalka talyaaniga, Man United iyaga natiijooyinka ayaa ku xun”.

“Laakiin waxaan ku kalsoonahay  in Manchester United ay garaaci doonto Juventus”.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close