Mesut Ozil oo Ilaaheey u mahadceliyay kadib bandhigiisii wacnaa ee xalay!

(London) 23 Okt 2018 Xiddiga kooxda Arsenal ee Mesut Ozil ayaa ilaaheey u mahadceliyay kadib bandhigiisii wacnaa ee kulankii xalay.

Ozil ayaa xalay soo bandhigay mid kamid ah qaab ciyaareedkiisii ugu wacnaa tan iyo markii uu ku soo biiray Arsenal 2013.

Laacibka ayaa xalay sujuuday kadib markii uu kooxdiisa u dhaliyay goolka barbaraha dhamaadka qaybtii hore ee ciyaarta.

Wuxuuna goor dhaw ku soo qoray bartiisa Twitter-ka “Ilaaheey ayaa mahad leh”.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close