Shaxda rasmiga ah ee Arsenal vs Leicester City (Ramsey iyo Aubameyang oo keydka lagu cabay)

(London) 22 Okt 2018 Kooxaha Arsenal iyo Leicester City ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.

Unai Emery ayaa keydka dhigay kulanka caawa weerar yahanka reer Gabon ee Aubameyang, sidoo kale Aaron Ramsey ayaa keydka la dhigay.

Ozil ayaa ku soo bilowday safka Arsenal, sidoo kale, Lichtsteiner iyo Mkhitaryan ayaa ku soo bilowday kulanka caawa.

Shaxda Arsenal vs Leicester City:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close