SAWIRRO: Cristiano Ronaldo oo isku diyaarinaya kooxdiisii hore ee Manchester United

(Torino) 22 Okt 2018. Cristiano Ronaldo iyo xeritiisa Juventus ayaa tababarkii ugu dambeeyay ku qaadanaya Talyaaniga ka hor inta aysan u safrin Manchester United.

Laacibka reer Portugal ayaa habeen dambe Champions League ku wajihi doona kooxdii uu ku soo shaac baxay isla markaana uu ku qaaday Ballon d’Or -kisii ugu horreeyay.

SAWIRRO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close