Day: October 22, 2018
-
Italy
Mauro Icardi oo ka jawaab celiyay xiisaha kaga imaanaya kooxda Real Madrid
(Inter) 22 Okt 2018. Weeraryahanka kooxda Inter Milan ee Mauro Icardi ayaa ka hadlay wararka xanta ah ee ku aadan in…
Read More » -
Champ' League
Taageerayaasha ku sugan Manchester oo ku soo xoomay Ronaldo iyo BOOLIS loo baahday….+SAWIRRO
(Manchester) 22 Okt 2018. Cristiano Ronaldo ayaa soo gaaray Manchester United ka hor kulanka ay Juventus habeen dambe la ciyaari…
Read More » -
Spain
Julen Lopetegui oo Habeen Dambe laga ceyrin doono Real Madrid haddii….
(Madrid) 22 Okt 2018. Julen Lopetegui ayaa laga ceyrin doonaa kooxda Real Madrid ka hor kulanka El Clasico ee usbuuca soo…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah ee Arsenal vs Leicester City (Ramsey iyo Aubameyang oo keydka lagu cabay)
(London) 22 Okt 2018 Kooxaha Arsenal iyo Leicester City ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Unai…
Read More » -
England
Mourinho oo ka hadlay wararka lala xiriirinayo inuu ku laabanayo Real Madrid si uu u noqdo badalka Lopetegui
(Manchester) 22 Okt 2018. Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa ka hadlay wararka lala xiriirinayo inuu dib ugu laaban…
Read More » -
Champ' League
RASMi: Alexis Sanchez oo aan ciyaari doonin kulanka Juventus ee tartanka Champions League
(Manchester) 22 Okt 2018. Tababaraha reer Portugal Jose Mourinho ayaa shaaca kaga qaaday shir jaraa’id uu kasoo muuqday kahor kulanka ay…
Read More » -
Italy
SAWIRRO: Cristiano Ronaldo oo isku diyaarinaya kooxdiisii hore ee Manchester United
(Torino) 22 Okt 2018. Cristiano Ronaldo iyo xeritiisa Juventus ayaa tababarkii ugu dambeeyay ku qaadanaya Talyaaniga ka hor inta aysan…
Read More » -
Spain
“Uma ooyn doono qof diiday inuu sii joogo Real Madrid” – Francisco Isco oo markale ka hadlay bixitaanka Ronaldo
(Real Madrid) 22 Okt 2018. Francisco Isco ayaa shir jaraa’id uu kasoo muuqday wuxuu ku xaqiijiyay inuusan u ooyn doonin…
Read More » -
Spain
Luka Modric oo Qaati ka soo istaagay Real Madrid
(Madrid) 22 Okt 2018. Luka Modric ayaa qadyaan ka soo istaagay kooxda Real Madrid isagoona diyaar u ah inuu ka…
Read More » -
Champ' League
Inter oo wajahaysa dhibaato dhaawac ka hor kulanka Barcelona (Xiddigo muhiim ah oo seegi kara kulanka Camp Nou)
(Milan) 22 Okt 2018 Tababare Luciano Spalletti ayaa helaya akhbaar aad u xun kadib guushii ay ka gaareen xalay kooxda AC.Milan.…
Read More »