Day: October 21, 2018
-
Italy
Mauro Icardi oo waqtigii dhimashada guul ku hogaamiyay kooxda Inter kulankii xiisaha badnaa ee Derby di Milano
(Milan) 21 Okt 2018 Kooxda Inter ayaa guul muhiim ah ee 1-0 kaga gaartay dhigeeda AC Milan kulankii adkaa Derby di…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah ee Inter vs AC.Milan
(Milan) 21 Okt 2018 Kooxaha AC.Milan iyo Inter ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Shaxda…
Read More » -
Spain
Vinicius Junior oo laga GANAAXAY kulanka El Clasico kaddib markii uu Free Kick Cajiib ah u dhaliyay Real Madrid..+MUUQAAL
(Spain) 21 Okt 2018. Da’yarka xirfada badan ee Vinicius Junior ayaa hal dhibic u soo bad-baadiyay Real Madrid B kaddib markii…
Read More » -
Italy
Radja Nainggolan oo qarsan kari waayay Jaceylka uu u qabo Ronaldo….(Muxuu yiri?)
(Manchester) 21 Okt 2018. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Inter Milan Radja Nainggolan ayaa shaaca ka qaaday jaceylka uu u qabo…
Read More » -
England
Hazard iyo Willian oo lagu soo eedeeyay arin YAAB LEH oo ay sameeyeen kulankii Shalay ee Manchester United!!!
(London) 21 Okt 2018. Eden Hazard iyo Willian ayaa lagu soo eedeeyay inay si kas iyo maag ah u cunoqabateeyeen…
Read More » -
England
War CUSUB oo laga helayo Sheekada Hazard, Chelsea iyo Real Madrid…(Maxaa soo kordhay?)
(Europe) 21 Okt 2018. Express ayaa war cusub ka soo saartay sheekada Hazard, Chelsea iyo Real Madrid. Xiddiga reer Belgium…
Read More » -
Champ' League
Lorenzo Insigne oo shaki la galinayo inuu taam u yahay kulanka PSG
(Naples) 21 Okt 2018 Napoli ayaa u martin doonta arbacada kooxda reer France ee PSG kulan ka tirsan wareega guruubyada ee…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo Xalay noqday Laacibkii ugu horreeyay ebid TAARIIKHDA Kubbada cagta oo….
(Italy) 21 Okt 2018. Cristiano Ronaldo ayaa gool dhaliyay ciyaartii xalay ay bar baraha 1-1 la galeen kooxda Genoa horyaalka…
Read More » -
England
Khilaaf hor leh oo soo kala dhex galay maamulka Manchester United iyo tababare Mourinho!
(Manchester) 21 Okt 2018 Maamulka Manchester United iyo tababare Jose Mourinho ayuu soo kala dhex galay khilaaf cusub. Metro ayaa daaha…
Read More » -
France
PSG iyo Adrien Rabiot oo ugu danbayntii isla meel dhigay saxiixida heshiis cusub
(Paris) 21 Okt 2018 PSG ayaa carqaladaysay fursadii Adrien Rabiot uu ugu biiri lahaa kooxda Barcelona bisha Janaayo ama dhamaadka xiliciyaareed kaan.…
Read More »