Shaxda rasmiga ah ee Huddersfield Town vs Liverpool (Sturridge iyo Shaqiri oo ku soo bilowday)

(Huddersfield) 20 Okt 2018 Kooxaha Huddersfield Town iyo Liverpool ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.

Tababare Klopp ayaa isbadal ku sameeyay shaxdiisa kulanka caawa, wuxuuna ku soo wada bilaabay Shaqiri iyo Sturridge.

Mane ayaa gabi ahaanba ka maqan ciyaarta kadib qaliinkii uu maray, halka Wijnaldum iyo Firmino ay keydka ku soo bilowdeen.

Shaxda Huddersfield Town vs Liverpool:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close