Day: October 19, 2018
-
England
Pep Guardiola oo si weyn u taageeray macalinka cusub ee kooxda Monaco Thierry Henry
(Manchester) 19 Okt 2018. Macalinka reer Spain ee kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa muujiyay sida uu u garab taagan…
Read More » -
England
“Dhibaato ma jirto hadii aanan ku biirin kooxda Real Madrid” _ Eden Hazard
(Chelsea) 19 Okt 2018. Eden Hazard ayaa halkiisa kasii waday inuu ka hadlo mustaqbalkiisa maadaama lala xiriirinayo inuu u dhaqaaqi doono…
Read More » -
Spain
Laacibkii hore Barcelona Belletti oo ka warbixiyay fikirkiisa kaga aadan fursada uu Neymar ugu biirayo Real Madrid
(Barcelona) 19 Okt 2018. Laacibkii hore kooxda Barcelona Juliano Belletti ayaan meesha ka saarin suurtagalnimada uu Neymar Jr dib ugu…
Read More » -
England
Tottenham Hotspur oo dalab qaali ah miiska u soo saartay kooxda Barcelona si ay kagala soo wareegto saxiixa…..
(Tottenham) 19 Okt 2018. Wargeyska “Sport” ee dalka Spain ayaa wuxuu daboolka ka qaaday in kooxda Tottenham Hotspur ay qeyb ka…
Read More » -
Spain
Roberto Firmino oo u sharaxan inuu noqdo badalka Luis Suarez ee kooxda Barcelona
(Barcelona) 19 Okt 2018. Barcelona ayaa u magacawday weeraryahanka kooxda Liverpool Roberto Firmino mid ka mid ah ciyaartoyda ugu cad cad…
Read More » -
Italy
Juventus oo xiiseeneysa in xidig muhiim ah ay kala saxiixato kooxda Barcelona
(Juventus) 19 Okt 2018. Saxaafada dalka Talyaaniga ayaa waxay shaaca ka qaadeen in kooxda Juventus ay sii wadi doonto sameynta saxiixyada…
Read More » -
England
kooxda Chelsea oo sii go’aamisay xidigaha ay dooneyso inay kaga maaranto adeega Alvaro Morata
(Chelsea) 19 Okt 2018. Tababaraha reer Talyaani iyo kooxda Chelsea ee Maurizio Sarri ayaa bilaabay inuu ku kalsoonaan waayo weeraryahankiisa Alvaro…
Read More » -
England
David de Gea oo iska diiday inuu raaco wadada saaxiibkiis kooxda Manchester United ee Luke Shaw
(Manchester) 19 Okt 2018. Goolhaayaha kooxda Manchester United ee David de Gea ayaa halkiisa kasii waday inuu iska diido dalabyada ay…
Read More » -
Italy
Kooxda Juventus oo markale dharbaaxo xoogan la damacsan Real Madrid
(Juventus) 19 Okt 2018. Warbaahinta Talyaaniga ayaa waxay shaaca ka qaaday in Juventus ay si weyn uga fikireyso lasoo saxiixashada…
Read More » -
France
Gianluigi Buffon oo u sharaxay Kylian Mbappé inuu ku guuleysan doono abaal marinta Ballon d’Or
(PSG) 19 Okt 2018. Gianluigi Buffon ayaa aaminsan in saaxiibkiis kooxda Paris Saint-Germain Kylian Mbappé uu u qalmo ku guuleysiga abaalmarinta…
Read More »