Man United oo Heshiis 5-sano ah ku abaal marisay Luke Shaw

(Manchester ) 18 Okt 2018. Luka Shaw ayaa  heshiis shan sano ah u saxiixay kooxda Manchester United.

Waxaa lagu wada inuu usbuuciiba mushaar ahaan u qaato lacago aan ka yareyn 150,000  oo bound.

Kooxda Jose Mourinho ayaa la filayaa inay heshiiska cusub ee daafaca reer England ku dhawaaqdo ka hor kulanka sabtida ay ku wajihi doonaan Naadiga Chelsea.

The contract, worth upwards of £150,000 a week, completes a dramatic turnaround at United

Shaw ayaa ku dhibtooday labadii sano ee ugu horreysay ee Mourinho balse dib ka soo noolaaday isagoona caddeeyay inuu u qalmo booskiisa.

Red Devils ayaa sabtida u martin doonta Blues waxaana lagu wadaa ka hor kulankaas inay ku dhawaaqdo heshiiska Cusub ee daafaceeda.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close