DEG DEG: Benaadir oo ku guuleysatay Koobka Jenaraal Daa’uud…+SAWIRRO

(Muqdisho) 18 Okt 2018. Naadiga Benaadir ayaa ku guuleysatay koobka Jeneraal Daa’uud kaddib markii ay Rigoorayaal uga adkaatay kooxda Horseed.

Ciyaarta ayaa waqtigii loogu tala galay ku idlaatay 1-1.

Qeybta hore ee kulanka waxaa lagu kala nastay 1-0 ay ku hogaamineysay Horseed waxaana goolka u saxiixay Ajiga Ise.

Benaadir ayaa diiday inu ku aamusto goolkaas waxaana qeybta labaad goolka u soo bar bareeyay Ciise C/qaadir.

Kooxaha ayaa markii ay is mari waayeen waqtiga loogu tala galay ciyaarta loo dhigay Rigoorayaal waxaana 4-3 ku adkaatay kooxda Benaadir.

SAWIRRO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close