Day: October 18, 2018
-
Spain
Kahor kulanka adag ee La Liga, wax ka ogoow wax walba uu Messi kasoo sameeyay kulamada uu kahor yimid kooxda Sevilla
(Barcelona) 18 Okt 2018. Kulamada horyaalka La Liga ee dalka Spain ayaa dib u furmi doona isbuuca soo aadan, kadib markii…
Read More » -
England
Weerarkii MSN oo dib u soo noolaanaya Xagaaga Cusub….(Aqriso WAR CULUS oo laga helay Neymar)
(Europe) 18 Okt 2018. Weerarki Halista ahaa ee MSN, Messi, Suarez iyo Neymar ayaa dib u soo noolanaya xagaaga Cusub sida…
Read More » -
Italy
Radja Nainggolan oo ka warbixiyay waxa ay ku kala duwan yihiin xidigaha Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi
(Inter) 18 Okt 2018. Laacibka khadka dhexe reer Belgium iyo kooxda Inter Milan ee Radja Nainggolan ayaa doorbiday Lionel Messi marka…
Read More » -
England
Chelsea oo ugu dambeyn QUUS ka soo istaagtay Morata iyadoona diyaar u ah inay Qaado TALAABADAN….!!
(London) 18 Okt 2018. Chelsea ayaa ugu dambeyn quus ka soo istaagtay wareeraryahankeeda Alvaro Morata iyadoona bisha Janaayo isku dayaysa sidii…
Read More » -
England
Hazard oo isticmaalaya TAAK-TIKADII Cristiano Ronaldo si uu ugu biiro Real Madrid!!!
(England) 18 Okt 2018. Daaficii hore ee Manchester United Wes Brown ayaa ka dhawaajiyay in Eden Hazard uu isticmaalayo qorshihii Cristiano Ronaldo…
Read More » -
Italy
Higuaín oo sharaxaad ka bixiyay xaqiiqada dhabta ah ee sababtay inuu fashilmo heshiiska uu ugu dhaqaaqi lahaa Chelsea
(Milan) 18 Okt 2018. Weeraryahanka reer Argentina ee Gonzalo Higuaín ayaa shaaca ka qaaday xaqiiqada dhabta ah ee sababtay inuu…
Read More » -
Spain
Sidee lagu ogaada marka uu CAREYSAN/XANAAQSANYAHAY Lionel Messi?
(Barcelona) 18 Okt 2018. Daaficii hore ee Barcelona iminkana ah Agaasimaha Ciyaaraha ee kooxda Eric Abidal ayaa daaha ka rogay sida uu…
Read More » -
Soomaaliya
DEG DEG: Benaadir oo ku guuleysatay Koobka Jenaraal Daa’uud…+SAWIRRO
(Muqdisho) 18 Okt 2018. Naadiga Benaadir ayaa ku guuleysatay koobka Jeneraal Daa’uud kaddib markii ay Rigoorayaal uga adkaatay kooxda Horseed.…
Read More » -
England
Manchester United oo Walaaca ku sii badanayo ka hor kulanka Chelsea ee Sabtida…(Maxaa soo Kordhay?)
(England) 18 Okt 2018. Manchester United ayaa waxaa ku sii badnaya walaaca ka hor kulanka Sabtida ay Stamford Bridge kula yeelan…
Read More » -
Spain
Agaasimaha ciyaaraha kooxda Barcelona Éric Abidal oo talo muhiim ah u jeediyay xidiga PSG Adrien Rabiot
(Barcelona) 18 Okt 2018. Agaasimaha ciyaaraha ee kooxda Barcelona ee reer France Éric Abidal ayaa kula taliyay xidiga ay isku dalka…
Read More »