Sadio Mane oo maray qaliin lagu guulaystay ka hor kulanka Huddersfield Town

(Liverpool) 17 Okt 2018 Kooxda Liverpool ayaa shaacisay in weerar yahankeeda Sadio Mane uu maray qaliin lagu guulaystay.

Sadio Mane ayaa ka soo laabtay xulkiisa Senegal isaga oo dhaawac ka qaba gacanta taas oo sababtay inuu maro qaliin.

Image result for Mane Senegal

Liverpool ayaa sheegtay in Sadio Mane uu maray qaliin lagu guulaystay oo dhanka gacanta ah ka hor kulanka sabtiga ee Huddersfield Town.

Lama xaqiijin in Mane uu seegayo kulanka sabtiga ee Huddersfield Town, balse kooxdu waxay sheegtay in si dhaw loo la soconayo xaaladiisa.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close