Koscielny oo dib ugu soo laabtay tababarka Arsenal ka hor kulanka Leicester City +SAWIRRO

(London) 17 Okt 2018 Arsenal ayaa helaysa war wanaagsan kadib markii uu dib u soo laabtay daafacooda birta ah ee Laurent Koscielny.

33 jirkaan reer France ayaa ka soo kabtay qaliin uu maray dhamaadka xiliciyaareedkii hore kadib dhaawac ka soo gaaray Semi Final-kii Europa League.

Tababare Unai Emery ayaa helaya akhbaar wanaagsan kadib markii lagu arkay Laurent Koscielny tababarkii saaka ee ka hor kulanka Leicester City.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close