Day: October 16, 2018
-
Wararka
Xulka qaranka Brazil oo guul muhiim ah ka gaaray dhigiisa Argantina kulankii saaxiibtimo ee Super Clasico
(Jeddah) 16 Okt 2018. Xulka qaranka Brazil ayaa guul muhiim ah ee 1-0 ka gaaray dhigiisa Argantina kadib kulan saaxiibtimo ay…
Read More » -
England
DEG DEG: Naby Keita oo Cabsi wayn ku abuuray Liverpool
(Africa) 16 Okt 2018. Naby Keita ayaa Cabsi wayn ku abuuray Liverpool kaddib markii dhaawac looga saaray ciyaarta uu dhawaan xulkiisa Guinea…
Read More » -
Aasiya
SAFAFKA RASMIGA AH EE Brazil vs Argentina
(Jeddah) 16 Okt 2018. Brazil iyo Argentina ayaa ku wada ciyaaraya Magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga. Haddaba eeg Safafka Rasmiga ah…
Read More » -
Uncategorized1
Qoyska Lionel Messi oo weerar culus ku qaaday halyayga xulka qaranka Argantina ee Diego Maradona
(Argantina) 16 Okt 2018. Halyeeyga reer Argentina ee Diego Maradona ayaa kaga yaabsaday qof katsa kadib erayo uu dhawaan ku weeraray…
Read More » -
England
Maurizio Sarri oo magacaabay kooxaha ku guuleysan kara xili ciyaareedkan tartanka Champions League
(Chelsea) 16 Okt 2018. Macalinka reer Talyaani ee kooxda Chelsea Maurizio Sarri ayaa ka warbixiyay kooxaha ku guuleysan kara xili ciyaareedkan…
Read More » -
Ameerika
EEG SAFAFKA ay ku soo gali karaan Brazil vs Argentina kulanka Caawa
(America) 16 Okt 2018. Muruq waynta kubbada cagta ee Brazil iyo Argentina ayaa caawa wax aan ka badneyn saacad kaddib isku…
Read More » -
England
Yaa adkaan lahaa haddii ay tartamaan Horyaalada Premier League, La Liga, Serie A, Ligue 1 iyo Bundesliga…(Eeg SHAX CAJIIB ah oo midkiiba laga soo xulay)
(Europe) 16 Okt 208. La Liga, Serie A, Premier League, Ligue 1 iyo Bendesliga haddii ay tartamaan yaa adkaan lahaa. Marca…
Read More » -
Spain
“Anigu waxba ma saxin inta kulanka uu socday, mana eedeenayo garsoorka ciyaarta” – Luis Enrique
(Spain) 16 Okt 2018. Tababaraha xulka qaranka Spain Luis Enrique ayaa qirtay inuusan wax sax ah sameynin intii lagu jiray qeybtii…
Read More » -
France
SAWIRRO: Thierry Henry oo Casharkii ugu horreeyay u dhigay Monaco
(Monaco) 16 Okt 2018. Thierry Henry ayaa tababarkii ugu horreeyay siiyay kooxdiisa Cusub ee AS Monaco. Halyeygii hore ee Gunners…
Read More » -
England
Waa sidee xaalada Maxamed Saalax iyo Virgil van Dijk???
(England) 16 Okt 2018. Liverpool ayaa xaalad qal qal ah ku jirtay kaddib markii ay dhaawacyo xulalkooda kala soo laabteen Maxamed…
Read More »