Kabtankii Arsenal Mertesacker oo OOYIN Jabsaday kaddib markii lagu badelay AABIHIIS Ciyaar socota….+SAWIRRO

(Europe) 15 Okt 2018. Kabtankii Arsenal Per Mertesacker ayaa ka fariistay ciyaaraha kaddib kulan sagootin ah oo loo sameeyay sabtidii la soo dhaafay.
Kooxdiisii hore ee Hannover iyo xiddigo adduunka ka socda oo uu horkacayay Arsene Wenger ayaa wada ciyaaray kulankii Sagootinta Mertesacker iyadoona la iska dhaliyay 19-gool.
Mertesacker ayaa ilinta Ceshan waayay waliba ku Ooyay cod dheer oo la wada maqlayo kaddib markii dhammaadka ciyaarta lagu badelay Aabihii oo 67-jir ah.
DAAWO SAWIRRO:
Gool FM.