5-Xiddig oo waa Wayn oo ka tagi karta Manchester United…+SAWIRRO

(England) 15 Okt 2018. Manchester United ayaa kal ciyaareedka ku bilaabatay qaab liita iyadoona jaa hogaanka dhibco badan u jirta.

Waxaa cadaadis xoogan saaran yahay xilka tababaranimo ee Jose Mourinho.

Haddaba kuwa wax saadaaliya ayaa soo bandhigay shan xiddig oo waa wayn oo ka tagi karta Old Trafford oo ay ka mid yihiin labada laacib ee ugu mushaarka badan kooxda ee Alexis Sanchez iyo Paul Pogba.

Ander Herrera ayaa ah shaqsiga ugu dhow inuu kooxda ka tago sida ay saadaashu sheegtay.

SAWIRRO:

Ander Herrera 

Picha inayohusiana

Alexis Sanchez 

Picha inayohusiana

Paul Pogba

Tokeo la picha la Paul Pogba and Mourinho

Marcus Rashford

Tokeo la picha la Marcus Rashford and Mourinho

Eric Bailly

Tokeo la picha la Eric Bailly and Mourinho

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close