Day: October 15, 2018
-
Germany
Manuel Neuer oo ka jawaab celiyay eedeymaha halyayga reer Germany ee Lothar Matthäus
(Germany) 15 Okt 2018. Goolhayaha xulka qaranka Germany Manuel Neuer ayaa xaqiijiyay inuu diyaar u yahay inuu ka qeyb qaato kulanka…
Read More » -
Champ' League
Guardiola oo magacaabay AFAR kooxood ee ku guuleysan karta xili ciyaareedkan tartanka Champions League
(Manchester) 15 Okt 2018. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa magacaabay afarta kooxood ee la filayo in xili ciyaareedkan…
Read More » -
Spain
Fabio Capello oo ka warbixiyay ciyaaryahanka noqon kara badalka Cristiano Ronaldo ee kooxda Real Madrid
(Real Madrid) 15 Okt 2018. Macalinka reer Talyaani ee Fabio Capello ayaa go’aamiyay ciyaaryahanka ku haboon ee badalka u noqon kara…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kabtankii Arsenal Mertesacker oo OOYIN Jabsaday kaddib markii lagu badelay AABIHIIS Ciyaar socota….+SAWIRRO
(Europe) 15 Okt 2018. Kabtankii Arsenal Per Mertesacker ayaa ka fariistay ciyaaraha kaddib kulan sagootin ah oo loo sameeyay sabtidii la soo…
Read More » -
England
Mata oo Digniin u diray kooxdiisii hore ee Chelsea
(Europe) 15 Okt 2018. Chelsea oo aan marna laga adkaan Premier League kal ciyaareedkan cusub ayaa mininkeeda Sabtida kula balansan Manchester…
Read More » -
England
5-Xiddig oo waa Wayn oo ka tagi karta Manchester United…+SAWIRRO
(England) 15 Okt 2018. Manchester United ayaa kal ciyaareedka ku bilaabatay qaab liita iyadoona jaa hogaanka dhibco badan u jirta. Waxaa…
Read More » -
England
Ramsey oo MATAANAYAAL jidka ugu soo jira dartood isaga reebay……
(Europe) 15 Okt 2018. Aaron Ramsey ayaa ka baxay liiska xulka Wales ee berito wajahaya Ireland tartanka Nations League sababo Qoys ahaaneed.…
Read More » -
Spain
“Lionel Messi waa dagaalyahan bahal ah, wuxuuna neceb yahay guuldarada” – Pep Guardiola
(Barcelona) 15 Okt 2018. Macalinka reer Spain iyo kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya uu bixiyay…
Read More » -
England
Mauricio Pochettino oo filaya in mid ka mid ah xidigaha Tottenham uu bixi doono suuqa kala iibsiga ee soo aadan
(Tottenham) 15 Okt 2018. Tababaraha kooxda Tottenham Hotspur ee Mauricio Pochettino ayaa wuxuu filayaa in mid ka mid ah xidigihiisa ku…
Read More » -
England
SAWIRRO NIYAD JAB KA MUUQDA: Maxamed Saalax oo u soo duulay England iyo Liverpool oo Wadnaha Farta ku heysa
(England) 15 Okt 2018. Maxamed Saalax ayaa u soo duulay dalka England kaddib markii uu dhaliyay Koorno toos ah ciyaartii saaxiibtinimo…
Read More »