Mbappe oo si xun u galay Ousmane Dembele! (DAAWO MUUQAAL)

(Paris) 14 Okt 2018 Weerar yahanka kooxda Barcelona ee Ousmane Dembele ayaa saaka si wayn loogu camirtay tababarkii xulka France.

Xiddigaha xulka France ayaa ciyaarayay dhex ku jire, Ousmane Dembele ayaana dhexda ku jiray, laakiin Mbappe ayaa balaayo ka raacsiiyay.

Ousmane Dembele ayaa raacday Mbappe oo kubaddu ay lugtiisa ku jirtay, laakiin Mbappe ayaa si farsamaysan uga dul qaaday, Dembele ayaana dhulka ku taraaraxay.

Halkaan ka DAAWO sidii laagu camirtay Ousmane Dembele:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close