Day: October 14, 2018
-
France
RASMI: Laurent Koscielny oo ku dhawaaqay inuu isaga fariistay ciyaaraha caalamiga ah
(France) 14 Okt 2018. Difaaca xulka qaranka France iyo kooxda Arsenal ee Laurent Koscielny ayaa si rasmi ah u shaaciyay…
Read More » -
England
Ramos oo rajaynaya in xiddigaha xulka Ingiriiska ay ka jiifato habeen dambe
(Madrid) 14 Okt 2018 Xulka qaranka Ingiriiska ayaa habeen dambe u martin doona xulka qaranka Spain kulan ka tirsan UEFA Nations…
Read More » -
England
Fred oo ka warbixiyay inuu taageera buuxa u ahaa caruurnimadiisa laba ka mid ah xidigihii hore kooxda Arsenal
(Manchester) 14 Okt 2018. Ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda Manchester United Fred ayaa ka hadlay sida uu u jeclaa kubada cagta dalka…
Read More » -
Italy
Mauro Icardi oo ka caawinaya Inter Milan saxiixa Luka Modric
(Milan) 14 Okt 2018 Weerar yahanka kooxda Inter Milan isla markaana ah kabtanka kooxda reer talyaani ayaa ka caawinaya kooxdiisa saxiixa…
Read More » -
England
“Dhibaatada haysata Salah waa inuu isla meel dhigay Ronaldo iyo Messi ” – Robbie Fowler
(Liverpool) 14 Okt 2018 Halyeeyga kooxda Liverpool ee Robbie Fowler ayaa daaha ka qaaday sababta keentay hoos u dhaca Salah ee xiliciyaareed…
Read More » -
Italy
Halyayga AC Milan Paolo Maldini oo isbarbardhig ku sameeyay Ronaldo iyo Messi, xidigee ayuu u arkaa inuu yahay kan ugu fiican?
(Milan) 14 Okt 2018. Halyayga kooxda AC Milan Paolo Maldini ayaan ka laba labeynin inuu isbarbardhig ku sameeyo xidigaha Cristiano Ronaldo…
Read More » -
England
Manchester United oo markale isku dayaysa saxiixa Toby Alderweireld
(Manchester) 14 Okt 2018 Manchester United ayaan wali ka quusan saxiixa daafaca kooxda Tottenham iyo xulka Belgium ee Toby Alderweireld. Tababare Mourinho…
Read More » -
Spain
Matthijs de Ligt oo ka hadlay wararka la xiriirinaya Barcelona
(Amsterdam) 14 Okt 2018 Daafaca kooxda Ajax iyo xulka Holland ee Matthijs de Ligt ayaa ka hadlay wararka la xiriirinaya kooxda Barcelona.…
Read More » -
France
Mbappe oo si xun u galay Ousmane Dembele! (DAAWO MUUQAAL)
(Paris) 14 Okt 2018 Weerar yahanka kooxda Barcelona ee Ousmane Dembele ayaa saaka si wayn loogu camirtay tababarkii xulka France. Xiddigaha xulka…
Read More » -
England
Ryan Giggs oo si weyn u taageeray tababare Mourinho, isagoo dhinaca kale tilmaamay waxa ay doonayaan jamaahiirta Man United
(Manchester) 14 Okt 2018. Halyayga kooxda Manchester United ahna macalinka xulka qaranka Weles ee Ryan Giggs ayaa si weyn u taageeray…
Read More »