Day: October 13, 2018
-
Afrika
“Ciyaarta hala igu daro ama waa Banad.”.-“Haddii Qalad Dhoco, waxaa loo dhigaa Qofkii Dhaarta.”…..(Xusuuso Ciyaarihii Caruurnimada, AQRI oo wax ku darso)
(Muqdisho) 13 Okt 2018. Soomaalida waxay tiraahdaa ‘Caruurnimo waa Cudur laga koro’. Qofkasta ayaa soo maray Ciyaarihii caruurnimada ee aan lahayn…
Read More » -
Spain
Halyayga kooxda Real Madrid oo mustaqbal weyn u saadaaliyay da’ayarka reer Brazil Vinícius Júnior
(Real Madrid) 13 Okt 2018. Halyayga kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Brazil ee Roberto Carlos ayaa amaanay xiddiga da’da yar,…
Read More » -
England
“Maaliyadii uu Messi iga badashay wuxuu iminka ku Tir-Tirtaa Lugaha BAABUURKIISA!!.”.-
(Europe) 13 Okt 2018. Jobi McAnuff ee ah Kabtanka naadiga Leyton Orient ee ka ciyaarta heerka hoose ee Ingiriiska ee National League ayaa ka…
Read More » -
England
Tottenham Hotspur oo dharbaaxi xoogan la damacsan kooxaha Real Madrid iyo Barcelona
(Tottenham) 13 Okt 2018. Wargeyska “Mundo Deportivo” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in kooxda Tottenham ay dalab weyn…
Read More » -
Wararka
“Uma qalmo inuu noqdo hogaamiye” _ Diego Maradona oo dabka kusii shiday Lionel Messi
(Argantina) 13 Okt 2018. Halyeeyga reer Argentina ee Diego Maradona ayaa ku eedeeyay laacibka ay isku dalka kasoo wada jeedaan ee…
Read More » -
England
Koox ka dhisan Ingiriiska oo iska diiday saxiixa Samir Nasri
(Liverpool) 13 Okt 2018 Maalmihii la soo dhaafay ayaa la baahiyay in Samir Nasri uu dib ugu soo laabanayo Premier League. Kooxda…
Read More » -
Ameerika
Ronaldo oo dhabar jabkaan la damacsan Juventus kadib markii loo soo bandhigay heshiis uu ku noqonayo xiddiga ugu mushaarka badan adduunka!
(Turin) 13 Okt 2018 Cristiano Ronaldo ayaa u saxiixay Juventus heshiis uu kula joogayo ilaa 2022 kadib markii uu ka soo…
Read More » -
Italy
RASMI: Antonio Cassano oo ka fariistay ciyaarida kubadda cagta
(Roma) 13 Okt 2018 Weerar yahanka reer talyaani ee Antonio Cassano ayaa ku dhawaaqay inuu si rasmi ah isaga siibay kobaha kubadda…
Read More » -
Italy
Alex Sandro oo shardi adag ku xiray inuu heshiis cusub u saxiixo Juventus
(Turin) 13 Okt 2018 Daafaca reer Brazil ee Alex Sandro ayaa shardi adag ku xiray inuu heshiis cusub u saxiixo kooxdiisa Juventus.…
Read More » -
England
Caqabad cusub oo hortaagan in Eden Hazard uu ku biiro Real Madrid
(Madrid) 13 Okt 2018 Real Madrid ayaa u aragta Eden Hazard laacib buuxin kara booskii uu baneeyay Cristiano Ronaldo oo ku…
Read More »