Sida uu ku dhammaanayo Premier League iyo Kaalmaha ay Kooxaha kala gali doonaan oo la saadaaliyay….(Man United oo meel xun laga riday iyo Chelsea oo…)

(England) 10 Okt 2018. Premier League ayaa si kulul ku bilowday kal ciyaareedkan iyadoo ay isku dhibco wada yihiin Man City, Chelsea iyo Liverpool.

Midkood weli lagama adkaan kaaga daranee min labo kulan ayay bar baro galeen, laakiin Man City ayaa dhanka gool dhalinta hogaanka ku heysa.

Football Web Pages‘ ayaa saadaalintii ugu dambeysay ay sameysay ku sheegtay in Manchester United oo dhibtooneysa iminka ay ku sii jiri doonto dhibka isla markaana ay xilli ciyaareedka ku dhammeysan doonto kaalinta 10-aad.

Manchester City ayay saadaashu sheegtay inay difaacan doonto horyaalka iyadoo waliba jabin doonta Rikoodhkii kal ciyaareedkii tagay ay 100 ka dhibcood horyaalka ku qaaday.

Tokeo la picha la man city premier league trophy 2018

Liverpool ayaa labaad la sheegay inay ku dhammeysan doonto waliba dhibco sare 99-dhibcood halka Chelsea laga riday Saddexaad.

Arsenal oo baryahaan soo kacsatay ayaa loo saadaaliyay inay afaraad ku dhammeysan doonto.

Haddaba eeg Saadaasha:

20. Cardiff (Current position: 20th)

19. Huddersfield (Current position: 18th)

18 . Newcastle (Current position: 19th)

17. Southampton (Current position: 16th)

16. Fulham (Current position: 17th)

15. Crystal Palace (Current position: 14th)

14. Burnley (Current position: 12th)

13. West Ham (Current position: 15th)

12. Brighton (Current position: 13th)

11. Watford (Current position: 9th)

10. Manchester United (Current position: 8th)

9. Everton (Current position: 11th)

8. Leicester (Current position: 10th)

7. Wolves (Current position: 7th)

6. Bournemouth (Current position: 6th)

5. Tottenham (Current position: 5th)

4. Arsenal (Hadda 4-aad ayay ku jirtaa kuna dhammeysan doontaa xillli ciyaareedka sida la saadaaliyay)

3. Chelsea (Hadda 2-aad ayay ku jirtaa)

2. Liverpool (Hadda 3-aad ayay ku jirtaa).

1. Manchester City.

FIIRO GAAR AH: Tirooyinka hore waa booska ay ku dhammeysan doonaan kal ciyaareedka markuu dhammaado sida ay saadaashu sheegeyso kuwa ku jira (_) waxaa laga wadaa kaalinta ay iminka kooxaha ku jiraan.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close