Eeg Koox Laga Sameeyay Xiddigaha aan Kamid Noqon 30-ka Musharax ee Abaalmarinta Ballon d’Or 2018.

( Europe ) 10 Okt 2018. Waxaan aragnay dhammaanteen cayaariyahanada sanadkaan u tartameysa Abaalmarinta laacibka sanadka ee Ballon d’ Or 2018..

Sanadkan waa mid xamaasad leh Jaa’izada Ballon d’Or taaso ka xiiso badan sanadihii hore oo ay si wajida jira u aruursadeen laacibiinta Ronaldo iyo Messi balse sanadkan waxaa shaki galinaya rajadooda guuleeh Luka Modric oo hore loogu doortay laacibka ugu wanaagsan FIFA iyo Qaarada yurub.

Si rasmi ah ayaa loo soo dhameystiray 30-ka mushrax  ee xagaagan u taagay iney u tartamada abaalmarintan – oo ay kamid yihiin kuwa u qalma iyo qaar ishu hareer martay in lasoo xulo oo aan kamida ahaanin tartamayaasha.

Kuwa laga tagay dhab ahaantii waa kuma u qalmay mar qaarkood la eego wax qabadka ay muujigeen kal cayaareedkii hore balse midaa kagama filnaan.

Hadaba waxaan idiin soo bandhigeynaa Shax laga sameeyay cayaariyahanada aan kamid noqon 30-ka musharax ee Ballon d’Or 2018.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close