Day: October 9, 2018
-
Spain
“Bilawga xili ciyaareedka ma jirto cid xasuusatay Cristiano Ronaldo, laakiin isaga waa tusaale fiican” _ Nacho Fernandez
(Real Madrid) 09 Okt 2018. Daafaca kooxda Real Madrid ee Nacho Fernandez ayaa muujiyay taageerida uu u hayo tababare Julen Lopetegui,…
Read More » -
Champ' League
Michael Carrick oo ka warbixiyay niyad jabkii uu kala kulmay guul darrada finalkii Champions League ee 2009-kii
(Manchester ) 09 Okt 2018. Halyayga kooxda Manchester United ee Michael Carrick ayaa sheegay inuu ku dhibtoonayay waqti dheer sababa la…
Read More » -
Spain
Antoine Griezmann oo la barbardhigay saaxiibkiis Mbappé, laaciibkaa Juventus ee Cristiano Ronaldo
(Atlético) 09 Okt 2018. Weeraryahanka reer France iyo kooxda Atlético Madrid ee Antoine Griezmann ayaa sheegay inay muhiim tahay in laacib…
Read More » -
England
Unai Emery oo kalsooni weyn ka muujiyay awooda uu tababare Lopetegui kaga saari Real Madrid xaalada adag ay ku jirto
(Real Madrid) 09 Okt 2018. Tababaraha kooxda Arsenal Unai Emery ayaa sheegay inuu kalsooni weyn ku qabo in Julen Lopetegui uu…
Read More » -
England
Liverpool oo Akhbaar xun ka helaysa Dhaawaca James Milner
(England) 09 Okt 2018. Liverpool ayaa akhbaar xun ka helaysa dhaawaca Muruqa ka gaaray James Milner kulankii Manchester City. Madaalaha…
Read More » -
Wararka
Yaa ugu CAD CAD inuu ku guuleysto Ballon d’Or???…..(Messi oo meel xun laga riday iyo Ronaldo oo…)
(Europe) 09 Okt 2018. France Football ayaa xalay soo saartay Liiska 30-ka xiddig ee u sharaxan abaal marinta Ballon d’Or.…
Read More » -
England
Wayne Rooney oo si weyn u taageeray Mourinho, isaga dhinaca kale fariin muhiim ah u diray ciyaartoyda Man United
(Manchester) 09 Okt 2018. Weeraryahankii hore kooxda Manchester United ee Wayne Rooney ayaa si weyn u taageeray tababare Jose Mourinho,…
Read More » -
England
Liiska Xiddigaha ugu heysta tuurista FREE KICK yada Premier League waqti xaadirkan iyo kuwii hore oo la soo saaray….(Ronaldo kaalintuu ku jiraa, Yaase Waqtigan ugu heysta?)
(England) 09 Okt 2018. Waxaa la soo saaray xiddigaha ugu heysta Tuurista Free Kics (Laadadka Xorta ah) ee Premier League…
Read More » -
England
Kooxaha Liverpool, Arsenal, Chelsea, Man United iyo Tottenham oo isku heysta saxiixa hal ciyaaryahan
(Premier League) 09 Okt 2018. Kooxaha horyaalka Premier League ayaa wada doonaya inay kasoo qaataan Borussia Dortmund xiliyada soo aadan mid…
Read More » -
Italy
Mid ka mid ah laacibiintii hore ee kooxda Real Madrid oo ka door biday Cristiano Ronaldo xidigaha Higuaín iyo Suárez
(Italy) 09 Okt 2018. Ciyaaryahankii hore kooxda Real Madrid ee Antonio Cassano ayaa wuxuu si weyn u amaanay qaab ciyaareedka weeraryahanka…
Read More »