Real Madrid oo liiska ku darsatay tababare talyaani ah (Waa tababare Caan ah)

(Madrid) 08 Okt 2018 Real Madrid ayaa bilowday inay diyaariso tababareyaasha badalka u noqon kara Julen Lopetegui oo xaaladu ay ku xun tahay.

Sida ay baahisay Football Italia, Real Madrid ayaa ku fikiraysa u dhaqaaqida Antonio Conte haddii ay iska dirto Julen Lopetegui.

Image result for Conte Real Madrid

Conte ayaa shaqo la’aan ah tan iyo markii laga cayriyay Chelsea dhamaadka xiliciyaareedkii hore, Real Madrid ayaana u aragta fursad fiican inay gacanta ku dhigto tababaraha reer talyaani.

Waxaana xusid mudan in Antonio Conte uu wali dacwad maxkamadeed kula jiro Chelsea maadaama ay u cayrisay qaab aan sharci ahayn sida uu ku doodayo.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close