RASMI: Liiska 30-ka Xiddig ee ku tartamaya Ballon d’Or oo Dhammeystiran

(Europe) 08 Okt 2018. France Football ayaa saakay bilowday inay Shan shan u soo saarto Liiska 30-ka Musharax ee sanadkan ku tartamaya laacibka ugu fiican adduunka ee Ballon d’Or.

Jariiradda ayaa iminka soo wada dhammeystirtay 30-ka Musharax:

Haddaba ka bogo liiska 30 Musharax oo Dhammeystiran:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close