Liiska Xiddigaha ku tartamaya Ballon d’Or Yaraha oo la soo saaray!!….(Waa Abaal Marin CUSUB)

(Europe) 08 Okt 2018.  France Football ee bixisa abaal marinta laacibka ugu fiican adduunka ee Ballon d’Or ayaa sidoo kale sanadkaan soo kordhisay abaal marin cusub oo markii ugu horreysay la bixin doono.

Abaal marinta Cusub ayaa lagu magacaabaa Kopa Trophy waxaana ku tartamaya xiddigaha ay da’doodu ka yartahay 21-jirada.

France Football oo dhawaan ku dhawaaqday 30-ka xiddig ee ku tartamaya Ballon d’Or ayaa sidoo kale soo saartay 10-ka xiddig ee ku hardami doonta abaal marinta cusub e Kopa Tropy:

EEG Liiska 10-ka Musharax ee ku tartamaya Abaal marinta Cusub ee da’yarta:

Houssem Aouar (FRA / Lyon, 20-jir)

2.Trent Alexander Arnold (ENG / Liverpool, 20)

3.Patrick Cutrone (ITA / Milan, 20)

4. Ritsu Doan (JAP / Groningen, 20)

5Gianluigi Donnarumma (ITA / Milan, 19)

6. Amadou Haidara (MAL / Red Bull Salzburg, 20)

7. Justin Kluivert (PB / AS Roma, 19)

8. Kylian Mbappé (FRA / PSG, 19)

9. Christian Pulisic (USA / Borussia Dortmund, 20)

10. Rodrygo (BRE / Santos, 17)

Gool FM.   

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close