DEG DEG: 5-kale oo u Sharaxan Ballon d’Or oo lagu dhawaaqay…..(Waa Shan Culus)

(Europe) 08 Okt 2018. France Football ayaa Shan shan u soo saareysa Liiska 30-ka Musharax ee ku tartamaya abaal marinta Ballon d’Or ilaa Liiska ay si toos ah u dhammeystirto.

Goor hore ayay soo saartay Shanta ugu horreysa oo kala ahaa:

Waxay ku xijisay 5-kale oo uu ku jiro Cristiano Ronaldo:

Haatana waxay soo saartay 5-kale oo ay ku jiraan Hazard iyo Griezmann:

Waxaa la soo saaray Shan kale oo ay ku jiraan Marcelo iyo Mane:

Iminkana waxaa lagu dhawaaqay 5-kale oo Culus:

La soco ilaa uu ka dhammeystiro Liiska 30-ka Laacib…

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close