Shaxda rasmiga ah ee Liverpool vs Manchester City (Hogaamiyayaasha oo isku dhagan)

(Liverpool) 07 Okt 2018 Kooxaha Manchester City iyo Liverpool ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.

Labada kooxood ayaa wada leh min 19-dhibic, waxayna ku dadaalayaan in midba tan kale ay ka rido hogaanka Premier League.

Shaxda Liverpool vs Manchester City:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close