SAWIRRO: James Milner oo Dhaawac looga saaray kulanka adag ee Liverpool iyo Man City

(England) 07 Okt 2018. James Milner ayaa garoonka dhaawac looga saaray ciyaarta adag ee iminka Anfield ku dhex mareysa kooxaha Liverpool iyo Manchester City.

Xiddiga qadka dhexe ee reer England ayaa waxaa dhaawac ka gaaray muruqa lugta bidix waxaana garoonka laga saaray daqiiqadii 29-aad.

Naby Keita ayaa lagu soo badelay Milner, ciyaarta ayaana iminka socota qeybta labaad waana 0-0.

SAWIRRO:

James Milner injury

James Milner injury

James Milner injury

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close