AC Milan oo Jajabsatay Chievo….(Higuain oo labo ka kacay)+SAWIRRO

(Milano) 07 Okt 2018. AC Milan ayaa guul kale oo muhiim ah gaartay horyaalka Serie A kaddib markii ay 3-2 ku martay naadiga Chievo.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-0.

Labada gool waxaa Milan u wada saxiixay Gonzalo Higuain.

Markii la isku soo laabtay qeybta labaad bilowgeedii waxaa goolka saddexaad Milan u dhaliyay Giacomo Bonaventura.

Goolka madiga ah Chievo waxaa u dhaliyay Sergio Pellissier daqiiqadii 63-aad.

SAWIRRO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close