Day: October 7, 2018
-
Spain
Barcelona oo ku guuldareesatay inay guul ka gaarto horyaalka La Liga afar kulan ee xiriir ah, kadib markii ay barbaro la gashay Valencia
(La Liga) 07 Okt 2018. Kooxda Barcelona ayaa ku guuldareesatay in wax guul ah ay ka gaarto horyaalka La Liga ee…
Read More » -
England
Unai Emery oo hoos u dhigay fursada ay kooxda Arsenal ugu dagaalami karto horyaalka Premier League
(Arsenal) 07 Okt 2018. Macalinka kooxda Arsenal ee Unai Emery ayaa hoos u dhigay fursada ay Gunners u heli karto xili…
Read More » -
England
“Goolka saddexaad ee Alvaro Morata wuxuu ka tarjumayaa kubada cagta ee aan aadka u jeclahay”… Maurizio Sarri
(Chelsea) 07 Okt 2018. Macalinka reer Talyaani ee Maurizio Sarri ayaa kasoo muuqday shir jaraa’id kadib guushii 3-0 ay kooxda Southampton…
Read More » -
France
Shaxda rasmiga ah ee PSG vs Lyon (Kulan adag)
(Paris) 07 Okt 2018 Kooxaha PSG iyo Lyon ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Shaxda…
Read More » -
Italy
Safafka rasmiga ah ee SPAL vs Inter Milan
(Milan) 07 Okt 2018 Kooxaha SPAL 2013 iyo Inter Milan ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Eden Hazard guushii ay kaga gaareen Southampton St Mary’s Stadium?
(Chelsea) 07 Okt 2018. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Chelsea Eden Hazard ayaa amaanay kooxdiisa Blues, kadib seddexda dhibcood ay kaga…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah ee Valencia vs Barcelona
(Valencia) 07 Okt 2018 Kooxaha Barcelona iyo Valencia ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Barcelona…
Read More » -
England
Kooxaha Livepool iyo Manchester City oo dhibcaha ku kala qeybsaday garoonka Anfield kulankooda Siddeedaad ee Premier League
(Premier League) 07 Okt 2018. Kooxaha Livepool iyo Manchester City ayaa ku kala baxay barbaro 0-0 kulankii ay ku wada ciyaareen…
Read More » -
England
SAWIRRO: James Milner oo Dhaawac looga saaray kulanka adag ee Liverpool iyo Man City
(England) 07 Okt 2018. James Milner ayaa garoonka dhaawac looga saaray ciyaarta adag ee iminka Anfield ku dhex mareysa kooxaha Liverpool…
Read More » -
Italy
AC Milan oo Jajabsatay Chievo….(Higuain oo labo ka kacay)+SAWIRRO
(Milano) 07 Okt 2018. AC Milan ayaa guul kale oo muhiim ah gaartay horyaalka Serie A kaddib markii ay 3-2 ku…
Read More »