Juventus oo Sii Wadata Guulaheeda Xariirkaa Kaddib Guul ay ka Gaareen Udinese+SAWIRRO

( Serie A ) 06 Okt 2018. Juventus ayaa Sahal ku dhaaftay Udinese markii ay kaga badiyeen 2-0 cyaartii ay ku martiyeen.

Kulanka ayaa qeybta hore lagu kala maray 2-0 oo ay ku hogaamineysay kooxda Juventus.

Goolka daah furka waxaa u dhaliyay Rodrigo Bentancur markii uu madax ku dhameystiray kubbad diib ah oo ka timid xiddiga Joao Cancelo.

Shan daqiiqo kaddib Bianconeri ayaa goolka labaad ee dhaasha la timid waxaa goolka u gaaray laacibkooda Cristiano Ronaldo oo caawin fiican ka helay Mario Mandzukic.

Dib markii loogu soo laabtay kaambiyaha dambe Juventus ayaa halkeedii kasii waday maamulka dheesha iaygoo sameyay jaanisyo dhawra.

Ronaldo oo dib ugu soo laabtay kooxda markii uu ganaax ku seegay kulankii Champions League ee Asbuucii hore ayaa sameeyay isku halis galiyay goolka Udinese.

Waa guushii siddeedaad xariira oo ay gaartay Bianconeri iyagoo ku raaxeysana hogaanka horyaalka Italy Waxayna lee yihiin 24 dhibcood.

Juventus' Paulo Dybala celebrates scoring their first goal with Cristiano Ronaldo and Rodrigo Bentancur

Juventus' Cristiano Ronaldo celebrates scoring their second goal with team mates

Juventus' Cristiano Ronaldo celebrates scoring their second goal

Udinese's Antonin Barak in action with Juventus' Joao Cancelo

Udinese's Antonin Barak in action with Juventus' Mario Mandzukic

Paulo Dybala of Juventus competes for the ball with Valon Behrami of Udinese

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close