Hazard oo soo diray MUUQAAL uu ku Caddeynayo SABABTA uu u joojiyay Dabaal Degan….(DAAWO)

(London) 05 Okt 2018. Eden Hazard ayaa ka dhawaajiyay inuu joojiyay dabaal degga uu caanka ku ahaa uu Jilbaha ku siqi jiray markuu goolka dhaliyo kaddib Goolkii caaqibada lahaa uu ka dhaliyay Liverpool kaa uu kaga reebay tartanka Carabao Cup.

Mar la waydiiyay Sababta ayuu laacibka reer Belgium ku sheegay inay Jilabaha gubanayaan oo ay dhaawac ka gaareen.

Iminka ayuuna soo duubay sababta uu u joojiyay isagoo muujinaya dhaawac kaga yaala Jilbaha.

DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close